Wq Idiris M. Cali Dhambaal u dir qoraagan?
Akhristeha waxa aan halkan ugu hayaa qoraal dersi waafi ah loogu dhigayo doqon kasta—ee weliba, si salaaf leh, iskula qumman—oo iskula qabweyn aqoondarrodiisa. Horeyba ayaan u sheegay,
« Kahor cid kasta oo dood ka odhan lahayd ba…; marka hore, Gaarriye, isla isaga qalinkiisa, waa in uu ku qotonsadaa taallooyinka jabkiisa uun lagu xusuusan lahaa. Illayn, sideedaba, hawshii loogu talogalo in qabweyni lagu muujiyaa, iyada na waa tii duntaa, oo dukumdaakum noqotaa…. »
— Wayeel: Gar Cadaawe…, 9/2/2009Riix oo akhriso: Gar cadaawe…
Xog La Isu Sheegaa, Xasarad Ka Waaweyn

DHAMMAAD
Qormo: "Xog la isu Sheegaa, Xasarad ka Waaweyn?"
Wq Idiris M. CaliDhambaal u dir qoraagan? Tuuji magaciisa!
Faafin: Wayeel | Sooroga, Juunyo 5, 2010
Faafin:


