Wq Idiris M. Cali Dhambaal u dir qoraagan?
« Kasmobaadhe, waa kuma? Kasmobaadhaha dhabta ah, waa buuni si qeexan wax u soo ifbixiya; waa gorfeeye horta jeriya ged uu ula mid noqon karayo Balli ku yaal Naftaaquur;—kaas oo deggenaantiisa awgeed kulansaday qotodheeri iyo saafinnimo; halkaas oo ilaa gunta hoose iyo jiinka girgirradiisa sare na uu ku muujin isla saafinnimadiisa;—balse marnaba lama mid noqdo durdur calowsan, oo hadba si kedis ah uga soo dhex rogman amaba butaaci buuraleydii Golis. Cilmibaadeha, ogow, hufanaantu waa u shay door ah. Intaas marka la yidhi, weydiinta ugu qumman, haatan, waxa ay noqon: Ustaad Carraale, waxbaadhe, weliba na si hufanaan badnayd, sirtii isku qufullayd u jebiyay, miyaan wax daahfurin? Mise Gaarriye, waxmabaadhe, iskudaye ku guuldarreystay, ka na "xidhiidhfurmay": xal-u-helitaanka Abwaanno-u-sammaynta Maansada Soomaaliyeed?
— Wayeel: Gar Cadaawe…, 9/2/2009Riix oo akhriso: Gar cadaawe…

DHAMMAAD
Maanso: "Tiraynta Maansada"
Wq Idiris M. CaliDhambaal u dir qoraagan? Tuuji magaciisa!
Faafin:


