Daawo, Xasan Aaden Samatar, oo xareedin "Heesaha Wardheer" — hees weeye kulansatay codka Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame ( Hadraawi ), iyo labaddaraadle codka toolmoon ee Ustaad Xasan Aaden Samatar.

    Marka aan runta kaaga hadlo, goor kasta oo aan dhegeysanayo "Heesaha Wardheer"; waxa aan is arkayaa, aniga oo haddiiba ilmeynaya. Muddo dheer, ayay heestaan, hadba intaa, iga soo ilmeysiin jirtay. Afartan sano iyo dheeraad. Ogow se, naf wali, hawraaro ama qaraaxad ama danan uun ba ayaa jiri, kuwaas oo si uun ama siyaabo kaleeto ba la isugu falkiyay: si uurarkeenna adadag loogu nugleeyo — gedda Qalbiga Aadmiga. Haayoo, Daacadda Ilaahay, labadayda indhood, illintii, ayaa weli ka qoyan. Ka kaalay caloolxumowgaas, kay ah. Imminka iyo dan na, walaal, daawadhegeysi wacan.


Hoobalkii Hannaanka, Quruxda, iyo Asluubta

Hees Soomaali: "Heesta: "Heesaha Wardheer"
Wq Ustaad Xasan Aaden SamatarDhambaal u dir qoraagan? Tuuji magaciisa!


Bookmark and Share


 Qoraal kan waxa iska leh qoraaga ku suntan.

    WayeelDhambaal u dir Maamulka Wayeel? Tuuji! | Saturday, July 16, 2011  


  • Gololada Youtube

     

WARGEYSYO



Free counters!

Powered by Blogger
make money online 
blogger templates