Daawo, Macow Aw Diinle & Sitteey Qosol-Wanaag, oo xareedin "Waa Ku Hantee" — hees ku saabsan jacayl; jacayl ah se; mid Banaadiri ah. Hees weeye, fannaankii jiitay (AUN) ee Reer Banaadir, Ustaad Macow Aw Diinle iyo Sitteey Qosol-Wanaag ay darandoorri u wada qaadi jireen. Waa hees ku saabsanayd "Lab[o] wanaag ku heshiis[ay]" ee doona hayay in hooy ay wada yagleelaan.

Hees Soomaali: "Waa Ku Hantee"
Wq Macow Aw Diinle & Sitteey Qosol-WanaagDhambaal u dir qoraagan? Tuuji magaciisa!
Faafin:


