Zahra Halgan

Wacadfurka Wiilkii Jacaylka

    Daawo, Sahra Halgan, oo qaadeysa (Barasho Wiil) = (Kampala Adaa i Baday) = (Caashaqa Adaa i Baday)!—hees layaab leh. Ereyada heestan oo aad u fudfudud, ayaa iyagu na ah, wax loo muraaqoodo, loona qushuuco; waa se ereyo xambaarsan dareen baaxad iyo labaddaraadle murugo weyn—dareen dhegeysteha ku wareemi, hanqaaro ku jimeysan:

    Cidlaa gabbal iigu dhacayoo
    Anigaa gacaltooyo waayee
    Illayn guri lagu hirtaana!

    U fiirso, codkeeda murugeysan, iyo sida ay Sahra Halgan inoogu saaqsiin: caloolyowga iyo aramiga uu hablaha ku reebo—wacadfurka Wiilkii Jacaylka.


DHAMMAAD

Hees: "Caashaqa Adaa I Baday"
Wq Sahra HalganDhambaal u dir qoraagan? Tuuji magaciisa!


Bookmark and Share


 Qoraal kan waxa iska leh qoraaga ku suntan.

    WayeelDhambaal u dir Maamulka Wayeel? Tuuji! | Friday, September 9, 2011  


  • Gololada Youtube

     

WARGEYSYO



Free counters!

Powered by Blogger
make money online 
blogger templates